Sheffeild(iftin news)20/12/09Waxaa maanta oo tarikhdu tahay 19/12/09 magaalada sheffeild ee cariga ingiriiska ka dhacay shirwaynihii ururka togdheer abroad fuundation ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan (TAF) shirkaas oo ahaa shir aad loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen dad wayne aad u tiro badan oo ka kala yimi magaalooyinka » More: Ururka (TAF)oo Maanta Shirwaynihiisii Ka Dhacay Magalada Sheffeild Shegayna inay Hospitalka Maandheeye u Hayaan 10.000 kun oo Doolar Read More →
Ururka (TAF)oo Maanta Shirwaynihiisii Ka Dhacay Magalada Sheffeild Shegayna inay Hospitalka Maandheeye u Hayaan 10.000 kun oo Doolar
December 20th, 2009Gudoomiyaha Ururka TAF Yasin Faarax Jees oo Ka warbixinaya Ururka iyo Cusbitaalka uu ururku dhisay
November 16th, 2009Waa clip-kii Universal TV laga sii daayay ee daawasho wacan dhamaan akhyarta ku xidhan amaba taageerta ururka TAF, qaar kalee waanu soo gelin doonaa ee haw daymo la’aanina dhamaantiin waad mahadsan tihiin. Gudomiye Yasin Jees Read More →
Ururada Qurbajooga Somaliland oo isu kaashaday inay wax kaqabtaan cusbitaalka cusubee dhimirka ee magaalada Burco.
November 4th, 2009London(iftin.net) 03November 2009) dallada ururada qurbajooga Somaliland ee isu kaashaday wax u qabadka dadka qaba xanuunka dhimirka ee loo yaqaan Somaliland Mental Health development Forum (Somhedfo) ayaa shir ku qabtay magaalada London ee carriga Ingiriiska. Shirkan oo ay kasoo qayb galeen ergooyin ka kala socday siddeed urur oo dhammaantood oo ka tirsan ururada qurbajooga ee Somaliland waxaana halkaas ka hadlay masuuliyiin ka kala yimid waddamo kala duwan gaar ahaana waddamada Somaliland, Jarmalka, Denmark (Scandinavianka) iyo UK oo kasoo qayb galeen ururo ka kala yimid gaar ahaan magaalooyinka London, Sheffield, Cardiff iyo Bristol. » More: Ururada Qurbajooga Somaliland oo isu kaashaday inay wax kaqabtaan cusbitaalka cusubee dhimirka ee magaalada Burco. Read More →
URURKA TAF OO DHISME 3AAD OO CUSUB KA HIRGELIYEY CUSBITALKA MANDHAYE IYO MAAYARKA BURCO OO XADHIGA KA JARAY +SAWIRO.
October 29th, 2009Munaasibad Ballaadhan oo xadhiga lagaga jarayay cusbitaalka dadka xagga dhimirka ama maskaxda wax ka qaba ee Maandhaye ee magaalada Burco, ayaa lagu qabtay cisbitaalka Gudihiisa, » More: URURKA TAF OO DHISME 3AAD OO CUSUB KA HIRGELIYEY CUSBITALKA MANDHAYE IYO MAAYARKA BURCO OO XADHIGA KA JARAY +SAWIRO. Read More →